DIB U XAYAYSIIN: FURSAD SHAQO OO KA BANNAAN WASAARADDA HOWLAHA GUUD EE DFS : APPLY NOW

SOMALIA STRENGTHENING INSTITUTIONS FOR PUBLIC WORKS PROJECT (SSIPWP)                                                            Project administration Officer  Terms of Reference Position Title: Project administration Officer Department: Director General Office Reporting to: Director General Duration: 10 Months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station: Ministry of Public Works,…

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Axmed Maxamed Iiman ayaa Shir muhiim ah Adiss Ababa kusooxiray

Adiss Ababa, 4 March 2020: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Axmed Maxamed Iiman ayaa magaalada Adiss Ababa kusooxiray shir soconayey saddex maalmood ah oo u dhexeeyey Wasaaradaha Hawlaha Guud, Qorshaynta, Waxbarashada, Shaqada & Arimaha Bulshada ee Dowladda Federalka iyo Haayadda JICA ee dalka Jaban. Shirkan ayaa waxaa looga wada hadlayey sidii kor loogu…

Wasiir Cabdi Adam Hoosow oo Shir layeeshay ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada midoobey ee Soomaaliya

Muqdisho, 4. March. 2020: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Adam Hoosow ayaa maanta shir la yeeshay Mr. Adam Abdelmoula, Isku Duwaha Horumarinta UN-ka, iyo Arrimaha Gargaarka ee u qaabilsan Soomaaliya, ahna ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada midoobey Soomaaliya. Waxa ay ka wada hadleen sidii…