Wasiirka Wasaradda Mudane Maxamed Soomaali oo soogabagabeeyey Kulamo uu layeelanayey Aagaasimeyaasha Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa soo gabagabeeyay maalintii labaad kulamadiisa isbarasho & xog kala qaadashada ahaa, waxaana uu maanta kulamo kala duwan layeeshay qaar kamida Agaasime waaxeedayada Wasaaradda. Ugu horayntii waxa uu Wasiirku agaasime walba ka dhegaytay warbixin ku aadan hawlaha shaqo ee waaxdiisa,…