Qaybta Diiwaan Galinta
Qaab Buuxinta Foomka
Ku soo dhawaada Foomka Codsiga Diiwaangalinta Shirkadaha, Fadlan si taxadar leh u aqri tilmaamaha hoose, dhammaan qaybaha foomkana si dhamaystiran u buuxi.
Tilmaamaha:
1.Qeybaha jawaabta loo banneyay haddii aysan kuugu filneeyn, waxaad isticmaali kartaa waraaq cad oo dheeri ah.
2. Haddi dalabka uu dhameystirneyn lama oggolaanayo.
3. Foomka dalabka waa in lagu soo hagaajiyaa Guddiga Diiwaangelinta muddo 3 Isbuuc gudahood.
4. Codsiga waa in uu la socdaa sawirka Guddoomiyaha Farsamada Shirkadda, cabbirkiisuna waa in uu ahaada sida kan baasaboorka waana in dusha ka saxiixnaado.
5. Codsiga waa in lagu soo qoraa far waaweyn ama teeb lagu soo garaaco.
6. Lacagta hawl socodsiinta ee foomka dalabka waa US$ 50 oo aan celis laheyn.
7. Codsiga la xirira diiwaangelinta Shirkadaha Qandaraaska Guud oo uu shaqsi keliya leeyahay iyo kuwa labo iyo kabadan isla leeyihiin darajadooda heerka lixaad ayeey ku eg yihiin, sidoo kale kuwa shirkadaha hawlaha takhasuska qabto iyagana darajada labaad ayeey ku eg yihiin.
Mahadsanid