SHIRKA MADASHA WASAARADAHA KAABAYAASHA DHAQAALAHA DALKA

Madasha Wadatashiga Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Ay Kumidaysan yihiin Wasaaradaha Kala ah:- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta, Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada, Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Tiknoolajiyadda, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda, Wasaaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha, Wasaaradda Maaliyadda Iyo Waaxda Bey’adda Ee Xafiiska Ra’isal…

Xafladda Xil Wareejinta Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey Ayaa Xilkii Ukala Wareejiyey Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Axmed Iimaan Gees & Kusimihii Agaasimaha Guud Oo Ahaa Agaasimaha Maaliyadda Ee Wasaaradda Eng. Maxamed C/qaadir Yariisow. Munaasibadda Oo Kadhacday Xarunta Wasaaradda Waxaa kasooqayb galay Dhammaan Agaasime Waxeedyada & Shaqaadaha Wasaaradda. Ugu horayntii…

Shirka Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka(Sawirro)

Shirkan Oo ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha kala ah Hawlaha Guud & Dibu dhiska, Gaadiidka & Duulista, Tamarta & Biyaha, Dakadaha & Gaadiidka Badda, Iyo Bostada & Isgaarsiinta Oo Kumidaysan Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Ayaa Waxaa looga wada hadlayey Diyaarinta Istraraatiijiyada Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka (Infustractur Strategy) & Sida looga wada tashan lahaa.

Barnaamijka Isxilqaan: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay karti iyo awood u leeyihiin dib u soo celinta xarumihii danta guud iyo bilicdii uu ku tilmaamnaa dalku. Dib u dhiska Tiyaatarka Qaranka ayaa Qayb ka ah Barnaamijka Isxilqaan Ee horay ugu…

Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Baarlamaanka Horgaysay Hindise Sharciyeedka Nidaaminaya Naqshadeynta Magaalooyinka, Horumarinta Dhismaha iyo Maamulka Dhulka

Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa Golaha Baarlamaanka ka Hor Akhriyay Hindise Sharciyeedka Nidaaminaya Naqshadeynta Magaalooyinka, Horumarinta Dhismaha iyo Maamulka Dhulka. Akhrinta 1-aad ayaa la marsiyay Maanta, Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Ayaa Wasiir Geesey Waxay Su’aalo Ka Weydiiyeen Hindise Sharciyeedkan. Iyadoo uu si faah faahsan…

RW Xasan Cali Khayre Oo Soobooqday Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska & Guriyeynta DFS Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Guud & Hawl wadeenada Wasaaradda Ayaa Ra’isal Wasaaraha XFS Xasan Cali Khayre Kusoodhoweeyey Xarunta Wasaaradda Oo uu Kormeer Kuyimid. Wasiir Cabdifataax Geesey ayaa Faahfaahin kasiiyey Hawlaha kasocda Wasaaradda iyagoona kormeeray Xafiisyada lagu shaqeeyo &…