Agaasimaha guud oo kulamo la yeeshay hawlwadeeno kala duwan

Agaasimaha guud ee wasaaradda Hawlaha guud dib u dhiska iyo guryeynta , Eng.Mohamed Abdikadir Hussein iyo agaasime waaxeedyada wasaaradda ayaa qaabilay hawl wadeeno ka socda xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo ay si wadajir ah u diyaarinayeen qorsha howleedka wasaaradda ee Tubta Arimaha Dhaqaalaha oo uu xafiiska ra’iisul wasaarahu garhayeen ka yahey. Wuxuu sidoo kale agaasimaha la…

Xirfad iyo Shaqo Abuur

Xirfad iyo Shaqo Abuur Waxaa uu maanta daahfuray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Abdifatah Maxamed Ibraahim shirka xirfad barista dhalinyarada Soomaaliya qaybtiisa 1aad Oo gaaraya 400 dhalinyaro. Waxaa mashruucaan ka faa’ideesandoono 1,100 dhalinyaro Soomaaliyeed. UNHABITAT waa fuliyaha mashruuca lagu hormarinaayo dhalinyarada Soomaaliyeed. Mashruucan waxa uu qayb ka tahay SSIPWP Oo uu maalgaliyay Bangiga Horumarinta Africa…

Shir Saxaafadeed – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud

Shir Saxaafadeed Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/08/2018, shir saxaafadeed ku qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud Waiirka Wasaaradda Mudane, Xildhibaan. Cabdifataax Maxamed Ibraahin. Shir saxaafadeedkaas waxuu ku saabsanaa Wada shaqeynta iyo wada tashiga Wasaaradda Hawlaha Guud  ee Federal iyo Waasaradaha Hawlaha Guud ee Maamul goboleedyada. Shirka wada tashiga ah oo ay marti gelinaysay Wasaaradda…

21 new Positions – Apply Now!

About MPWR&H The Federal Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing is responsible for managing, building and rehabilitating federal government buildings and the infrastructure of the country. The Ministry has always been the custodian authority of all infrastructures, buildings, bridges, highways and roads, land plots, land tenure, national infrastructure policy, urban planning and topographic and…

Open Vacancies: Somalia National Highway Authority (SNHA)

OVERVIEW OP THE POSITIONS After two decades of civil war and conflicts have damaged Somalis’ economic, physical infrastructure, social and institutional structures, Reconstruction demands a secure environment in which there is credible leadership and enforced rule of law. Strong, legitimate and effective public administration structures, responsive to the needs of ordinary citizens – including the…

Heshiis Iskaashi ee Hormarinta Magaalooyinka

Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska mudane Cabdifitaax Ibraahim Geeseey, ayaa safar shaqo oo ku tagay Dalka Boqortooyada Marroco kula kulmay madaxda Dalkaas. Wasiirka wuxuu heshiis iskaashi oo dhanka Hormarinta magaalooyinka ah la saxiixday wasiirka dhigiisa ah ee Dawladda Marroco.  

Heshiiskii Talyaaniga ee dib u dhiska Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda Hawaha guud iyo dib u dhiska , Mudane Cabdifitaax Ibraahin Geeseey ayaa heeshiis ku saabsan dib u dhiska dalka la galay dhigiisa dawladda Talyaaniga. Lacagta ay Dawladda Talyaaniga ugu deeqday uguna tala gashay dib u dhiska Soomaaliya ayaa gaarayso 1,200,000 Dollar. Waxaa heshiiska goob joog ka ahaa Wasiirkii hore ee wasaaradda Hawlaha guud…

Xilwaareejintii Wasiirka

Xafladii Xilwareejinta: Waxaa xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ka dhacday xaflad xil wareejin ah, taas oo uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud mudane, Xildhibaan. Cabdifataax Maxamed Ibraahin (Geesay), waxaana xilkaas ku wareejiyey Wasiirkii hore mudane Eng. Sadiq Cabdullahi Cabdi. Waxaa xaflada xil wareejinta ka soo qayb galay goob joogna ka ahaa Raiisal…

Minister’s Trip to Jowhar

Federal Republic of Somalia Ministry of Public Works, Reconstruction & Housing Jowhar Trip Report   March 2018 Overview  As a part of enhancing implementation structure, coordination and partnership with the Government, Somali  Strengthening Public Works Intuitions Project funded by the African Development Bank had facilitated the trip of the Federal Minister of Public Works and…