SEP PROJECT SOMALI/ENGLISH VERSION
Bandhiga iyo Faafinta Mashruuca SHIIPSEP for Somalia SHIIP Project – Oct. 2021
Bandhiga iyo Faafinta Mashruuca SHIIPSEP for Somalia SHIIP Project – Oct. 2021
Ministry of Public Works, Recommendation & Housing has invited the potential Consultant Firms for their EOI of the following Activities 1- BASELINE SURVEY FOR THE SOMALIA URBAN RESILIENCE PROJECT, PHASE TWO (SURP-II) IN GAROWE, KISMAYO, AND BAIDOA MUNICIPALITIES FINAL REOI FOR BASELINE SURVEY OF THREE CITIES _2021 10 30 ToR_SURP II Baseline Survey_Three Cities 2- INSTITUTIONAL…
Muqdisho, Oktoobar 14, 2021; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi kasocday Bangiga Addunka oo kormeer iyo indha indhayn ugu yimid Wasaaradda Hawlaha Guud DFS iyada oo uu soodhammaaday wajiga 1aad ee Mashruuca Surp I hadana uu bilawday wajigiisii 2aad oo kasocda…
Please click below to download the document: REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST Lots 3 and 4 Final
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa magaalada Nayroobi kaga qayb galay shir waynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasada arrimaha dhulka iyo haweenka. Shirka waxaa looga wada hadlay siyaasadda dhulka ee dawladaha afrika gaar ahaan kuwa ku bahoobay Urur goboleedka IGAD, waxaa aad lagu bogaadiyay dejinta…
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta si wadajir ah u daahfuray diyaarinta daraasadda, Naqshadda dhismo iyo dikumintiga qandaraas bixinta ee Wadooyinka u dhexeeya Dhuusamareeb – Qarandi iyo Beledwayne – Gaalkacayo. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Maxamed Soomaali ayaa…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guryeynta Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Wasiirka oo ay wehelinayeen agaasimayaal iyo Injineero katirsan Wasaaradda Hawlaha Guud DFS ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas nuur magaalada Dhuusa-mareeb kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaarada…
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta xariga kajaray xafiiska Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud. Munaasibad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa waxaa kasooqayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Maxamed Iimaan, Qaar kamid ah Agaasime waaxeed yada Wasaaradda & Injineerada kashaqeeya…
Information Notice: Please click below to download the document: Rips (2) Publication 26.3
Information Notice: Please click below to download the document: Rips (1) Publication 26.3