REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME, SOMALIA (RIP-Somalia)

EOI REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME, SOMALIA (RIP-Somalia) Transport Sector Project ID No.: P-SO-DB0-005 The Federal Government of Somalia has applied for financing from the African Development Bank toward the cost of the Road Infrastructure Programme (RIP) Somalia, and intends to apply part of the agreed amount for this grant…

Shirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho, May, 06, 2019; Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey shirka kaabayaasha dhaqaalaha Dalka oo Sadexdii biloodba mar lagu qabto magaalada Muqdisho. Waxaa kasooqayb galay Wasaaradaha Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka ee kala ah Wasaaradda Hawlaha Guud & Dib u dhiska, Wasaaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha, Wasaaradda…

Wasiirka Hawlaha Guud DFS Oo Daahfuray Shir looga Hadalayey sidii looga Faa’iidaysan Lahaa Dhagaxa Cobblestone-ka

Muqdisho, Abriil 30, 2019; Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Daah furay Shir looga hadlayey muhiimadda uu leeyahay dhagaxa wadooyinka lasaaro ee looyaqaano Cobblestone iyo sidii looga faa’iidaysan lahaa. Shirka waxaa kasooqayb galay Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul Goboleedyada, Madaxada Haayadaha NISfoundation, TIS+ & USID. Intii…

Shirka Dhismaha Wadooyinka Isku xira Gobolada Dalka Oo Lagu soogabagabeeyey Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow ayaa sooxiray maanta shirka dhismaha wadooyinka isku xira gobolada dalka oo muudo saddex maalmood ah kasocday muqdisho. Waxaa kasooqayb galay Wasiirada Hawlaha Guud ee maamul goboleedyada dalka, Madax kasocotay Bangiga Horumarinta frika, Khubaro Ingineero soomaaliyeed & Midowga Yurub. Mudadii uu shirku socday…

Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Daahfurtay Shirka Dhismaha Wadooyinka Dalka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Shir gudoomiyey maanta Shirka Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka gaar ahaan dhismaha Wadooyinka iskuxira Gobolada Dalka (Regional Corridors) oo socondoona muddo saddex Maalmood ah. Waxaa kasooqayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Jamaal Xasan Ismaacii, Wasiirada Hawlaha Guud ee Maamul Goboleedyada, Agaasimaha Guud,…