Wararka

02-Oct-2024, EOI – Somalia – Consultancy Services for Construction Supervision of rehabilitation and reconstruction of Lot 2 Section 1 Galkayo – Xarfo Road (67km)

reoi_construction_supervision_lot2_section1_galkayo_xarfo_road_67km_-_oct_2024 The Government of Somalia has received financing from the African Development Bank and the European Union towards the cost of Somalia Road Infrastructure Programme and intends to apply part of proceeds for these grants to make eligible payments under the contract for Consultancy Services for Construction Supervision of rehabilitation and reconstruction of Lot 2…

19-Sep-2024 SPN – Somalia – Rehabilitation and Reconstruction of Lot 1 Section 2 Dhusamareb-Qaradhi road (60km)

somalia_-_spn_-_ifbs_-_somalia_road_infrastructure_programme_-_works_contract_-_sep_2024   The Federal Government of Somalia has received financing from the African Development Bank towards the cost of Somalia Road Infrastructure Programme. It is intended that part of the proceeds of this grant will be applied to eligible payments under the contract for the Rehabilitation and Reconstruction of Lot 1 Section 2 Dhusamareb-Qaradhi road…

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo xilka la wareegay

Muqdisho, February 03, 2024; Ra’isal Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejieyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir & Wasiirka cusub ee Wasaaradda Midane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay). Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano katirsan…

MADAXDA WASAARADDA HAWLAHA GUUD, DIB U DHISKA & GURIYEYNTA DFS OO GUDDIGA GAADIIDKA, HAWLAHA GUUD & DEKEDAHA EE BAARLAMAANKA.

Muqdisho, 25 Sep, 2022; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir oo ay wehelinayaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Maxamuud, Wasiiru dowlaha S/G Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe), Agaasimaha Guud Axmed Maxamed Iimaan & Agaasime waaxeedyo katirsan Wasaaradda ayaa shir muhiim ah maanta la yeeshay Guddiga Gaadiidka,…

Wasiirada Cusub ee Wasaaradda oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha & la taliyeyaasha Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guryeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir, Wasiir kuxigeenka Mudane Maxamed Cali Maxamuud iyo Wasiiru dowlaha S/G Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa maanta shir xog iswaydaarsi iyo isbarasho ah waxa ay la yeesheen Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasime waaxeedyada & la taliyeyaasha Wasaaradda Hawlaha…

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud & Wafdi uu hogaaminayo Oo kormeeray Dhismaha Wadada Muqdisho – Jowhar

Muqdisho, Nofeembar 16, 2021; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Mudane C/laahi Maxamed Nuur, Masuliyiinta Shirkadda dhisaysa Wadada Muqdisho iyo Jawhar, Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir iyo Injineero kasocday Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa manta kormeer ku tagay dhismaha Wadada isku…